Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baan

(-nan, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Koox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska.

Erayo la-mid ah

baandhaynld baandhays (2), baandho.baandhays1. Dhar ay askartu kubabka ku duuban jirtay. 2. ld baandhayn…baandheeTurub, baandho ku samayn.baandhoIsku qasidda ranka iyo biigga turubka. ld baandhayn.baane1. Codkar; nin yaqaan hadal faan, dhaar iyo handadaad isugu …baangadQalab gadaal ku leh daab la qabsado oo ka samaysan bir dheer…baaniQof buka ama dhaawac ah baan siin.baanidld baanis.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms