Qaamuuska Asalka
bashiisho
(-shaday, -shatay)Falmg3
Macnaha
1. Si lamafilaan ah ugu dhalid meel aan la rabin (neef). 2. Arrin sidii loo qorsheeyey si ka duwan u dhicid.
Erayo la-mid ah
bash1. Biyo b. ka sii: biyo ku firdhin. 2. Dharbaaxo b. ka sii: …bashGuddi ka kooban shan oday oo hoos yimaada dawladda ingiriisk…bashaashB. ah: nin bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.bashaashadB. ah: qof haween ah, bulshey ah oo had iyo goor weji iyo la…bashaashnimoBashaash ahaansho.bashaqle(bot.) Nooc dhirta ka mid ah, oo jirriddooda, caleemahooda i…bashbashBarwaaqo badan.bashiicMeel xirnayd oo in yar la furo si hawo ama iftiin uga soo ga…

