Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bashaash

(-shyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

B. ah: nin bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.

Erayo la-mid ah

bash1. Biyo b. ka sii: biyo ku firdhin. 2. Dharbaaxo b. ka sii: …bashGuddi ka kooban shan oday oo hoos yimaada dawladda ingiriisk…bashaashadB. ah: qof haween ah, bulshey ah oo had iyo goor weji iyo la…bashaashnimoBashaash ahaansho.bashaqle(bot.) Nooc dhirta ka mid ah, oo jirriddooda, caleemahooda i…bashbashBarwaaqo badan.bashiicMeel xirnayd oo in yar la furo si hawo ama iftiin uga soo ga…bashiicanWax la bashiiciyey noqosho. ld bishiican.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms