Qaamuuska Asalka
bashaashad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
B. ah: qof haween ah, bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.
Erayo la-mid ah
bash1. Biyo b. ka sii: biyo ku firdhin. 2. Dharbaaxo b. ka sii: …bashGuddi ka kooban shan oday oo hoos yimaada dawladda ingiriisk…bashaashB. ah: nin bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.bashaashnimoBashaash ahaansho.bashaqle(bot.) Nooc dhirta ka mid ah, oo jirriddooda, caleemahooda i…bashbashBarwaaqo badan.bashiicMeel xirnayd oo in yar la furo si hawo ama iftiin uga soo ga…bashiicanWax la bashiiciyey noqosho. ld bishiican.

