Qaamuuska Asalka
bashiic
MagacLafdheeri
Macnaha
Meel xirnayd oo in yar la furo si hawo ama iftiin uga soo galo. ld bishiic.
Erayo la-mid ah
bash1. Biyo b. ka sii: biyo ku firdhin. 2. Dharbaaxo b. ka sii: …bashGuddi ka kooban shan oday oo hoos yimaada dawladda ingiriisk…bashaashB. ah: nin bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.bashaashadB. ah: qof haween ah, bulshey ah oo had iyo goor weji iyo la…bashaashnimoBashaash ahaansho.bashaqle(bot.) Nooc dhirta ka mid ah, oo jirriddooda, caleemahooda i…bashbashBarwaaqo badan.bashiicanWax la bashiiciyey noqosho. ld bishiican.

