Qaamuuska Asalka
baryaqaad
MagacLafdheeri
Macnaha
Dib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld baryaqaadid.
Erayo la-mid ah
baryaddoonQof sabool ah oo kaalmo raadsasho ku jiro.baryadilashold baryaddilad, baryaddilasho, baryadilad.baryadiloXoolo, calanaqsi samayn. ld baryaddilo.baryaqaadidld baryaqaad¹.baryaysashold baryaysad, baryaysi.baryaysoBaryo ama tuugsi u bixid.baryoSi debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo wā¦baryood1. Cunto bariday. 2. Ciir aad u dhannaan oo aan la cabbi karā¦

