Qaamuuska Asalka
baryayso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
Baryo ama tuugsi u bixid.
Erayo la-mid ah
baryaddoonQof sabool ah oo kaalmo raadsasho ku jiro.baryadilashold baryaddilad, baryaddilasho, baryadilad.baryadiloXoolo, calanaqsi samayn. ld baryaddilo.baryaqaadDib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld baryaā¦baryaqaadDib u raamsasho sameyn (xoolo).baryaqaadidld baryaqaad¹.baryaysashold baryaysad, baryaysi.baryoSi debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo wā¦

