Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baryo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo

Erayo la-mid ah

baryaddoonQof sabool ah oo kaalmo raadsasho ku jiro.baryadilashold baryaddilad, baryaddilasho, baryadilad.baryadiloXoolo, calanaqsi samayn. ld baryaddilo.baryaqaadDib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld barya…baryaqaadDib u raamsasho sameyn (xoolo).baryaqaadidld baryaqaad¹.baryaysashold baryaysad, baryaysi.baryaysoBaryo ama tuugsi u bixid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms