Qaamuuska Asalka
baryood
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Cunto bariday. 2. Ciir aad u dhannaan oo aan la cabbi karin.
Erayo la-mid ah
baryaddoonQof sabool ah oo kaalmo raadsasho ku jiro.baryadilashold baryaddilad, baryaddilasho, baryadilad.baryadiloXoolo, calanaqsi samayn. ld baryaddilo.baryaqaadDib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld baryaā¦baryaqaadDib u raamsasho sameyn (xoolo).baryaqaadidld baryaqaad¹.baryaysashold baryaysad, baryaysi.baryaysoBaryo ama tuugsi u bixid.

