Qaamuuska Asalka
barriiji
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Wax xawli ku ordaya si kedis ah u hakin ama u weecin. 2. Ku b.: wax jilicsan ballaarin.
Erayo la-mid ah
barraahCaws dhuudhuuban ee uu soo saaro roobka ugu horreeya ee da'aā¦barraahDhul roobkii ugu horreeyey ku da'ay caws dhuudhuuban ka soo ā¦barraahsashold barraahsad, barraahsi, barraaqsad, barraaqsasho.barraahsoIn muddo ah si caajisnimo ku jirto oo macno la'aan ah meel uā¦barraajiKala b.: wax laba qeybood oo isla'eg u kala dhambalmid.barraajis1. Geed caleemo balballaaran iyo miro la cuno leh oo dhulka ā¦barraaqIn muddo ah si macna la'aan meel u fadhiyid (qof).barraaqdoCudur bushimaha ku dhaca oo caddeeya; biijo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
