Qaamuuska Asalka
barraahso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
In muddo ah si caajisnimo ku jirto oo macno la'aan ah meel u fadhiisasho. ld barraaqso.
Erayo la-mid ah
barraahCaws dhuudhuuban ee uu soo saaro roobka ugu horreeya ee da'a…barraahDhul roobkii ugu horreeyey ku da'ay caws dhuudhuuban ka soo …barraahsashold barraahsad, barraahsi, barraaqsad, barraaqsasho.barraajiKala b.: wax laba qeybood oo isla'eg u kala dhambalmid.barraajis1. Geed caleemo balballaaran iyo miro la cuno leh oo dhulka …barraaqIn muddo ah si macna la'aan meel u fadhiyid (qof).barraaqdoCudur bushimaha ku dhaca oo caddeeya; biijo.barrad1. Xarig ka mid ah xargaha waaweyn ee doonyaha. 2. Dakhalka …

