Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

barraajis

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Geed caleemo balballaaran iyo miro la cuno leh oo dhulka ku faafa. 2. Geed dhulka ku faafa,leh laamo dhaadheer oo jilicsan, caleemo balballaaran oo khudrad ahaan loo cuno.

Erayo la-mid ah

barraahCaws dhuudhuuban ee uu soo saaro roobka ugu horreeya ee da'a…barraahDhul roobkii ugu horreeyey ku da'ay caws dhuudhuuban ka soo …barraahsashold barraahsad, barraahsi, barraaqsad, barraaqsasho.barraahsoIn muddo ah si caajisnimo ku jirto oo macno la'aan ah meel u…barraajiKala b.: wax laba qeybood oo isla'eg u kala dhambalmid.barraaqIn muddo ah si macna la'aan meel u fadhiyid (qof).barraaqdoCudur bushimaha ku dhaca oo caddeeya; biijo.barrad1. Xarig ka mid ah xargaha waaweyn ee doonyaha. 2. Dakhalka …
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms