Qaamuuska Asalka
barraaqdo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Cudur bushimaha ku dhaca oo caddeeya; biijo.
Erayo la-mid ah
barraahCaws dhuudhuuban ee uu soo saaro roobka ugu horreeya ee da'aā¦barraahDhul roobkii ugu horreeyey ku da'ay caws dhuudhuuban ka soo ā¦barraahsashold barraahsad, barraahsi, barraaqsad, barraaqsasho.barraahsoIn muddo ah si caajisnimo ku jirto oo macno la'aan ah meel uā¦barraajiKala b.: wax laba qeybood oo isla'eg u kala dhambalmid.barraajis1. Geed caleemo balballaaran iyo miro la cuno leh oo dhulka ā¦barraaqIn muddo ah si macna la'aan meel u fadhiyid (qof).barrad1. Xarig ka mid ah xargaha waaweyn ee doonyaha. 2. Dakhalka ā¦

