Qaamuuska Asalka
barqo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka. ld barqimo, barqin¹.
Erayo la-mid ah
barqaceliWaqti barqo ah xoolo si loo maalo guriga dib u keenid.barqacelinld barqacelis.barqagibinSaacadaha ugu horreeya barqada.barqalibaaxiGoor barqo ah seexasho (nafley).barqammaal1. ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo. 2. W…barqammaalWaqti barqo ah, xoolo lisid.barqammaalidld barqammaal¹ (1).barqanoqoNafley fooftay, goor barqo ah, hoygeeda dib u tegid.

