Qaamuuska Asalka
barqaceli
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Waqti barqo ah xoolo si loo maalo guriga dib u keenid.
Erayo la-mid ah
barqacelinld barqacelis.barqagibinSaacadaha ugu horreeya barqada.barqalibaaxiGoor barqo ah seexasho (nafley).barqammaal1. ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo. 2. W…barqammaalWaqti barqo ah, xoolo lisid.barqammaalidld barqammaal¹ (1).barqanoqoNafley fooftay, goor barqo ah, hoygeeda dib u tegid.barqanoqoshold barqanoqod.

