Qaamuuska Asalka
barqagibin
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Saacadaha ugu horreeya barqada.
Erayo la-mid ah
barqaceliWaqti barqo ah xoolo si loo maalo guriga dib u keenid.barqacelinld barqacelis.barqalibaaxiGoor barqo ah seexasho (nafley).barqammaal1. ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo. 2. W…barqammaalWaqti barqo ah, xoolo lisid.barqammaalidld barqammaal¹ (1).barqanoqoNafley fooftay, goor barqo ah, hoygeeda dib u tegid.barqanoqoshold barqanoqod.

