Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

barqammaal

MagacLafdheeri

Macnaha

1. ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo. 2. Waqti barqo ah oo xoolaha la maalo. 3. B. ah: caano waqtigaa barqada ah la lisay.

Erayo la-mid ah

barqaceliWaqti barqo ah xoolo si loo maalo guriga dib u keenid.barqacelinld barqacelis.barqagibinSaacadaha ugu horreeya barqada.barqalibaaxiGoor barqo ah seexasho (nafley).barqammaalidld barqammaal¹ (1).barqanoqoNafley fooftay, goor barqo ah, hoygeeda dib u tegid.barqanoqoshold barqanoqod.barqaqabowToddobada subaxnimo ilaa sagaalka ama subaxnimada inta qorra…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms