Erayo la-mid ah
bardadCabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld ba…bardadCabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad², barkag²…bardadidld barkadid, barkagid, berdedid, berkegid.bardadsanQof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdeds…bardadsanaanld bardadsanaansho, barkadsanaan, barkadsanaansho.bardadsanaansho/dh ld bardadsanaan.bardaqQof buuran oo jir jilicsan leh.bardaqsanBardaq ahaansho (qof).

