Qaamuuska Asalka
bardaqsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Bardaq ahaansho (qof).
Erayo la-mid ah
bardadCabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld baā¦bardadCabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad², barkag²ā¦bardadidld barkadid, barkagid, berdedid, berkegid.bardadsanQof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdedsā¦bardadsanaanld bardadsanaansho, barkadsanaan, barkadsanaansho.bardadsanaansho/dh ld bardadsanaan.bardaqQof buuran oo jir jilicsan leh.bardaqsanaanld bardaqsanaansho.

