Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bardad

MagacLafdheeri

Macnaha

Cabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld barkad¹, barkag¹, berded¹, berkeg¹ (2).

Erayo la-mid ah

bardadidld barkadid, barkagid, berdedid, berkegid.bardadsanQof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdeds…bardadsanaanld bardadsanaansho, barkadsanaan, barkadsanaansho.bardadsanaansho/dh ld bardadsanaan.bardaqQof buuran oo jir jilicsan leh.bardaqsanBardaq ahaansho (qof).bardaqsanaanld bardaqsanaansho.bardaqsanaansho/dh ld bardaqsanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms