Qaamuuska Asalka
bardaq
MagacLafdheeri
Macnaha
Qof buuran oo jir jilicsan leh.
Erayo la-mid ah
bardadCabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld baā¦bardadCabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad², barkag²ā¦bardadidld barkadid, barkagid, berdedid, berkegid.bardadsanQof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdedsā¦bardadsanaanld bardadsanaansho, barkadsanaan, barkadsanaansho.bardadsanaansho/dh ld bardadsanaan.bardaqsanBardaq ahaansho (qof).bardaqsanaanld bardaqsanaansho.

