Qaamuuska Asalka
bardooddan
MagacLafdheeri
Macnaha
1. bardootan 1. Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo. 2. ld bardooddamid.
Erayo la-mid ah
bardadCabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld baā¦bardadCabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad², barkag²ā¦bardadidld barkadid, barkagid, berdedid, berkegid.bardadsanQof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdedsā¦bardadsanaanld bardadsanaansho, barkadsanaan, barkadsanaansho.bardadsanaansho/dh ld bardadsanaan.bardaqQof buuran oo jir jilicsan leh.bardaqsanBardaq ahaansho (qof).

