Qaamuuska Asalka
barbarree
(-reeyay, -raysay)Falg2
Macnaha
1. Dood, run ka sheegiddeeda ka warwareegid. 2. Cid tartan kula sinmid.
Erayo la-mid ah
barbaarNin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.barbaarDhallinyaro rag iyo naago leh oo aan weli guursan.barbaarnoqosho; korid.barbaari1. Barbaar ka dhigid. 2. Jir, garaad, anshax iwm ee ubad, dh…barbaaridld barbaaris.barbaariyeQof aqoon u leh barbaarinta dhallaanka.barbaarnimoBarbaar ahaansho.barbarDhinac. ld berber¹.

