Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

barbaari

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Barbaar ka dhigid. 2. Jir, garaad, anshax iwm ee ubad, dhisid; korin; tababbarid.

Erayo la-mid ah

barbaarNin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.barbaarDhallinyaro rag iyo naago leh oo aan weli guursan.barbaarnoqosho; korid.barbaaridld barbaaris.barbaariyeQof aqoon u leh barbaarinta dhallaanka.barbaarnimoBarbaar ahaansho.barbarDhinac. ld berber¹.barbarafow(fiis.) Heerkulka hoor iyo wejigiisa adkuhu ay noqdaan kuwo …
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms