Qaamuuska Asalka
barbar
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhinac. ld berber¹.
Erayo la-mid ah
barbaarNin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.barbaarDhallinyaro rag iyo naago leh oo aan weli guursan.barbaarnoqosho; korid.barbaari1. Barbaar ka dhigid. 2. Jir, garaad, anshax iwm ee ubad, dh…barbaaridld barbaaris.barbaariyeQof aqoon u leh barbaarinta dhallaanka.barbaarnimoBarbaar ahaansho.barbarafow(fiis.) Heerkulka hoor iyo wejigiisa adkuhu ay noqdaan kuwo …

