Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

barbaar

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.

Erayo la-mid ah

barbaari1. Barbaar ka dhigid. 2. Jir, garaad, anshax iwm ee ubad, dh…barbaaridld barbaaris.barbaariyeQof aqoon u leh barbaarinta dhallaanka.barbaarnimoBarbaar ahaansho.barbarDhinac. ld berber¹.barbarafow(fiis.) Heerkulka hoor iyo wejigiisa adkuhu ay noqdaan kuwo …barbarda'Daruur biyeysan oo cirka badi ahaan qarisa.barbarda'Roob si aad ah u da'id.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms