Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bakhti-ku-baxe

(-xayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(baay.) Geed ama noole kasta oo ili-ma-aragtay ah ee quuta maatarka orgaanikada bakhtiga ah. Bakhti-ku-baxayaasha badankoodu waa bakteeriyo iyo fungi.

Erayo la-mid ah

bakhaarMaqaasiin.bakhaarhayeQof bakhaar ka shaqeeya oo furihiisa haya.bakhaylNin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabc…bakhaylku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil².bakhayladNaag hantida wax aad u yar ka bixisa.bakhaylidld bakhiilid.bakhaylnimoBakhayl ahaansho. ld bakhiilnimo.bakhti-afuufafuuf².
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Š 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms