Qaamuuska Asalka
bakhti-afuuf
(-fay, -ftay)Falg1
Macnaha
afuuf².
Erayo la-mid ah
bakhaarMaqaasiin.bakhaarhayeQof bakhaar ka shaqeeya oo furihiisa haya.bakhaylNin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabc…bakhaylku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil².bakhayladNaag hantida wax aad u yar ka bixisa.bakhaylidld bakhiilid.bakhaylnimoBakhayl ahaansho. ld bakhiilnimo.bakhti-ku-baxe(baay.) Geed ama noole kasta oo ili-ma-aragtay ah ee quuta m…

