Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bakhaylad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Naag hantida wax aad u yar ka bixisa.

Erayo la-mid ah

bakhaarMaqaasiin.bakhaarhayeQof bakhaar ka shaqeeya oo furihiisa haya.bakhaylNin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabc…bakhaylku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil².bakhaylidld bakhiilid.bakhaylnimoBakhayl ahaansho. ld bakhiilnimo.bakhti-afuufafuuf².bakhti-ku-baxe(baay.) Geed ama noole kasta oo ili-ma-aragtay ah ee quuta m…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Š 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms