Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bakhayl

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabcaal. ld bakhiil¹.

Erayo la-mid ah

bakhaarMaqaasiin.bakhaarhayeQof bakhaar ka shaqeeya oo furihiisa haya.bakhayladNaag hantida wax aad u yar ka bixisa.bakhaylidld bakhiilid.bakhaylnimoBakhayl ahaansho. ld bakhiilnimo.bakhti-afuufafuuf².bakhti-ku-baxe(baay.) Geed ama noole kasta oo ili-ma-aragtay ah ee quuta m…
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms