Qaamuuska Asalka
bah
(-ho, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Naago nin qabo middood iyo carruurteeda. 2. Isku b. ah: carruur hooyo keli ahi wada dhashay.
Erayo la-mid ah
bah-cadceed(c.fal) Koox walax cireeddo ah oo ka kooban qorraxda, meerey…bahaahin1. (u) Xoolo la dhaqdo. 2. Qof aan caqli badan lahayn. ld ba…bahal1. Wax dad dhiba. 2. Haweenwy naxriisdaran.bahal1. Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoo…bahaldile1. Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada …bahalhigloBahal cagaardaaq ah oo koox koox u socda oo yeyda u eg aadse…bahalhoosaadXamaaratada iyo cayayaanka intooda sunta leh ama qaabkooda l…bahalnimoBahal ahaansho.

