Qaamuuska Asalka
bahal
(-llo /-lo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoodu cabsi geliya ee aan cayayaanka ahayn. 2. Wax. 3. B. ah: qof dilaa ah.
Erayo la-mid ah
bahaahin1. (u) Xoolo la dhaqdo. 2. Qof aan caqli badan lahayn. ld ba…bahaldile1. Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada …bahalhigloBahal cagaardaaq ah oo koox koox u socda oo yeyda u eg aadse…bahalhoosaadXamaaratada iyo cayayaanka intooda sunta leh ama qaabkooda l…bahalnimoBahal ahaansho.bahaloobidld bahalow¹.bahalow1. Bahal noqosho. 2. Waraaboobid.bahardaacFadhi kala daadsanaan leh oo aan la rabin in dhaqso meel loo…

