Qaamuuska Asalka
bahaldile
(-layaal, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada iyo dagaalka. 2. Nin beel madax u ah. ld bahaldileen.
Erayo la-mid ah
bahaahin1. (u) Xoolo la dhaqdo. 2. Qof aan caqli badan lahayn. ld ba…bahal1. Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoo…bahal1. Wax dad dhiba. 2. Haweenwy naxriisdaran.bahalhigloBahal cagaardaaq ah oo koox koox u socda oo yeyda u eg aadse…bahalhoosaadXamaaratada iyo cayayaanka intooda sunta leh ama qaabkooda l…bahalnimoBahal ahaansho.bahaloobidld bahalow¹.bahalow1. Bahal noqosho. 2. Waraaboobid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
