Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bahalhiglo

(bahalahiglo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Bahal cagaardaaq ah oo koox koox u socda oo yeyda u eg aadse uga yar.

Erayo la-mid ah

bahaahin1. (u) Xoolo la dhaqdo. 2. Qof aan caqli badan lahayn. ld ba…bahal1. Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoo…bahal1. Wax dad dhiba. 2. Haweenwy naxriisdaran.bahaldile1. Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada …bahalhoosaadXamaaratada iyo cayayaanka intooda sunta leh ama qaabkooda l…bahalnimoBahal ahaansho.bahaloobidld bahalow¹.bahalow1. Bahal noqosho. 2. Waraaboobid.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms