Qaamuuska Asalka
badbeed
(-day, -dday)Falg1
Macnaha
Si toos ah wax uga hortagid.
Erayo la-mid ah
badbaadiWax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee.badbaadinld badbaadayn, badbaadis.badbaadoXaalad aan khatar lahayn oo ay wax ku sugnaadaan.badbaadsashold badbaadaysasho.badbaadsoKa b.: qof, wax khatar ku sugnaa ka samatabbaxsasho. ld badb…badbadWax karsamaya takhid.badbadiKa b.: wax, xadkooda dhaafin.badbaxGuuridda reero xagga badda u guuraan si ay uga samatabbaxaan…

