Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

badbax

MagacLafdheeri

Macnaha

Guuridda reero xagga badda u guuraan si ay uga samatabbaxaan dhibaatada dhuugga, baalka iwm.

Erayo la-mid ah

badbaadiWax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee.badbaadinld badbaadayn, badbaadis.badbaadoXaalad aan khatar lahayn oo ay wax ku sugnaadaan.badbaadsashold badbaadaysasho.badbaadsoKa b.: qof, wax khatar ku sugnaa ka samatabbaxsasho. ld badb…badbadWax karsamaya takhid.badbadiKa b.: wax, xadkooda dhaafin.badbeedSi toos ah wax uga hortagid.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms