Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

badbaadso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Ka b.: qof, wax khatar ku sugnaa ka samatabbaxsasho. ld badbaadayso.

Erayo la-mid ah

badbaadiWax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee.badbaadinld badbaadayn, badbaadis.badbaadoXaalad aan khatar lahayn oo ay wax ku sugnaadaan.badbaadsashold badbaadaysasho.badbadWax karsamaya takhid.badbadiKa b.: wax, xadkooda dhaafin.badbaxGuuridda reero xagga badda u guuraan si ay uga samatabbaxaan…badbax1. Ka b.: halis ka samatabbixid. 2. Ka b.: si looga samatabb…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms