Qaamuuska Asalka
badbaado
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xaalad aan khatar lahayn oo ay wax ku sugnaadaan.
Erayo la-mid ah
badbaadiWax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee.badbaadinld badbaadayn, badbaadis.badbaadsashold badbaadaysasho.badbaadsoKa b.: qof, wax khatar ku sugnaa ka samatabbaxsasho. ld badb…badbadWax karsamaya takhid.badbadiKa b.: wax, xadkooda dhaafin.badbaxGuuridda reero xagga badda u guuraan si ay uga samatabbaxaan…badbax1. Ka b.: halis ka samatabbixid. 2. Ka b.: si looga samatabb…

