Qaamuuska Asalka
bad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Biyo badan, dhanaan oo dhulka intiisa badan ku rogan; maanyo. 2. Goobta lagu ciyaaro turubka. 3. B.da gabayga: baabka gabayga.
Erayo la-mid ah
bad-dhac/dh 1. Qof ku nool khayraadka badda oo kaliya. 2. Qof ku xil…badad(fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu …badad-birlabeed(fiis.) Badad xoog oo ka jira weegaarka birlab ama gudbiye q…badalliRati aan weli rarka loo layliyin.badanB.keenna, b.kiina iwm: inteenna badan, intiinna badan iwm.badanWax aan tiradoodu yarayn ahaansho.badan-midab-ileys(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh iskujir hirbaacyo kala duwan…badanaafk. Inta badan, marar badan, aalaa. Tus. “Birtu badanaa way …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
