Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

badad

(-dyo, m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu sababay jiritaanka walax taalla bar ka mid ah dululaatiga. Noocyada b.da waxa ka mid ah: a) b.birlabeed, b) b. danabeed c) badad cufisjiidad.

Erayo la-mid ah

badad-birlabeed(fiis.) Badad xoog oo ka jira weegaarka birlab ama gudbiye q…badalliRati aan weli rarka loo layliyin.badanWax aan tiradoodu yarayn ahaansho.badanB.keenna, b.kiina iwm: inteenna badan, intiinna badan iwm.badan-midab-ileys(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh iskujir hirbaacyo kala duwan…badanaafk. Inta badan, marar badan, aalaa. Tus. “Birtu badanaa way …badarNooc ka mid ah dalagga la beerto oo leh iniino la cuno, lana…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms