Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

badanaa


Macnaha

fk. Inta badan, marar badan, aalaa. Tus. “Birtu badanaa way mirirtaa”.

Erayo la-mid ah

badad(fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu …badad-birlabeed(fiis.) Badad xoog oo ka jira weegaarka birlab ama gudbiye q…badalliRati aan weli rarka loo layliyin.badanB.keenna, b.kiina iwm: inteenna badan, intiinna badan iwm.badanWax aan tiradoodu yarayn ahaansho.badan-midab-ileys(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh iskujir hirbaacyo kala duwan…badarNooc ka mid ah dalagga la beerto oo leh iniino la cuno, lana…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms