Qaamuuska Asalka
badan-midab-ileys
(-syo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh iskujir hirbaacyo kala duwan, lagumana soo koobi karo kaahyada la arki karo. Eeg dhafan midab-ileys.
Erayo la-mid ah
badad(fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu …badad-birlabeed(fiis.) Badad xoog oo ka jira weegaarka birlab ama gudbiye q…badalliRati aan weli rarka loo layliyin.badanB.keenna, b.kiina iwm: inteenna badan, intiinna badan iwm.badanWax aan tiradoodu yarayn ahaansho.badanaafk. Inta badan, marar badan, aalaa. Tus. “Birtu badanaa way …badarNooc ka mid ah dalagga la beerto oo leh iniino la cuno, lana…

