Qaamuuska Asalka
baasho
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dhunkashada dhabanka ama dibnaha la iska shumiyo.
Erayo la-mid ah
baasImtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.baas1. Dhibaato aad u weyn; belo. 2. Warqad aqoonsi oo lagu galo…baasaboorDokumeenti sharciyeysan oo dalalka adduunka loogu kala gudbo…baasarceNooc ka mid ah bariiska oo leh dhuux guduudan oo macaan. ld …baasaysashold baasaysad, baasaysi.baasaysoWax inay shar leeyihiin aaminid.baashaalSheeko, ciyaar iwm. waqti ku dhaafin.baashaal1. Sheeko, ciyaar iwm oo waqti isku dhaafin. 2. ld baashaali…

