Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baasarce

MagacLafdheeri

Macnaha

Nooc ka mid ah bariiska oo leh dhuux guduudan oo macaan. ld baasarac.

Erayo la-mid ah

baasImtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.baas1. Dhibaato aad u weyn; belo. 2. Warqad aqoonsi oo lagu galo…baasaboorDokumeenti sharciyeysan oo dalalka adduunka loogu kala gudbo…baasaysashold baasaysad, baasaysi.baasaysoWax inay shar leeyihiin aaminid.baashaalSheeko, ciyaar iwm. waqti ku dhaafin.baashaal1. Sheeko, ciyaar iwm oo waqti isku dhaafin. 2. ld baashaali…baashaaliQof kale sheeko, ciyaar iyo waqti ku dhaafin.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms