Qaamuuska Asalka
baashaal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Sheeko, ciyaar iwm oo waqti isku dhaafin. 2. ld baashaalid.
Erayo la-mid ah
baasImtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.baas1. Dhibaato aad u weyn; belo. 2. Warqad aqoonsi oo lagu galo…baasaboorDokumeenti sharciyeysan oo dalalka adduunka loogu kala gudbo…baasarceNooc ka mid ah bariiska oo leh dhuux guduudan oo macaan. ld …baasaysashold baasaysad, baasaysi.baasaysoWax inay shar leeyihiin aaminid.baashaaliQof kale sheeko, ciyaar iyo waqti ku dhaafin.baashaalidld baashaal¹ (2).

