Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baas

(-sas, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhibaato aad u weyn; belo. 2. Warqad aqoonsi oo lagu galo meel gaar ah sida xeryaha ciidamada, dekedaha iwm. 3. Rasaas si is daba joog ah u dhacda.

Erayo la-mid ah

baasaboorDokumeenti sharciyeysan oo dalalka adduunka loogu kala gudbo…baasarceNooc ka mid ah bariiska oo leh dhuux guduudan oo macaan. ld …baasaysashold baasaysad, baasaysi.baasaysoWax inay shar leeyihiin aaminid.baashaal1. Sheeko, ciyaar iwm oo waqti isku dhaafin. 2. ld baashaali…baashaalSheeko, ciyaar iwm. waqti ku dhaafin.baashaaliQof kale sheeko, ciyaar iyo waqti ku dhaafin.baashaalidld baashaal¹ (2).
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms