Qaamuuska Asalka
baarrog
MagacLafdheeri
Macnaha
Hab geelu u ordo oo uu hadba addin iyo lug is xiga isku mar qaada.
Erayo la-mid ah
baar1. Fiidda sare ee geed ama timo iwm. 2. Dhoqor dhaadheer ah …baar1. Wax qarsoon raadin. 2. Wax la qaadan waayay noqosho (bade…baar1. Geedka cawdu ka baxdo, waa dhir oo ay isku bah yihiin tim…baaraabuqNooc fangaha ka mid ah oo aan la cunin. ld baaraabuf.baaraandeg1. (-gyo, m.dh) Dabbaaldeg. 2. ld baaraandegid.baaraandegKa b.: arrin, fikrad iwm aad u hubin.baaraandegidld baaraandeg¹ (2).baaranooyaJahawareer dhimireed lagu yaqaan isbeddel shakhsiyadda ku dh…

