Qaamuuska Asalka
baaraabuq
(-qyo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Nooc fangaha ka mid ah oo aan la cunin. ld baaraabuf.
Erayo la-mid ah
baar1. Wax qarsoon raadin. 2. Wax la qaadan waayay noqosho (bade…baar1. Fiidda sare ee geed ama timo iwm. 2. Dhoqor dhaadheer ah …baar1. Geedka cawdu ka baxdo, waa dhir oo ay isku bah yihiin tim…baaraandeg1. (-gyo, m.dh) Dabbaaldeg. 2. ld baaraandegid.baaraandegKa b.: arrin, fikrad iwm aad u hubin.baaraandegidld baaraandeg¹ (2).baaranooyaJahawareer dhimireed lagu yaqaan isbeddel shakhsiyadda ku dh…baarashold baarad.

