Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baaranooya

(daaw.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Jahawareer dhimireed lagu yaqaan isbeddel shakhsiyadda ku dhaca iyadoo aan muuqan astaamo kale oo muujinaya jirro dhimir.

Erayo la-mid ah

baar1. Fiidda sare ee geed ama timo iwm. 2. Dhoqor dhaadheer ah …baar1. Wax qarsoon raadin. 2. Wax la qaadan waayay noqosho (bade…baar1. Geedka cawdu ka baxdo, waa dhir oo ay isku bah yihiin tim…baaraabuqNooc fangaha ka mid ah oo aan la cunin. ld baaraabuf.baaraandeg1. (-gyo, m.dh) Dabbaaldeg. 2. ld baaraandegid.baaraandegKa b.: arrin, fikrad iwm aad u hubin.baaraandegidld baaraandeg¹ (2).baarashold baarad.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms