Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baar

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Fiidda sare ee geed ama timo iwm. 2. Dhoqor dhaadheer ah oo ka baxda kuruska geela dushiisa. 3. Ciyaarta daba-ka-eriga, hal mar oo turubka la qeybiyo laguna ciyaaro. 4. Isha baalkeeda. 5. (-rar, m.l) Meel lagu iibsho cabitaanka iyo cunto fudud.

Erayo la-mid ah

baaraabuqNooc fangaha ka mid ah oo aan la cunin. ld baaraabuf.baaraandegKa b.: arrin, fikrad iwm aad u hubin.baaraandeg1. (-gyo, m.dh) Dabbaaldeg. 2. ld baaraandegid.baaraandegidld baaraandeg¹ (2).baaranooyaJahawareer dhimireed lagu yaqaan isbeddel shakhsiyadda ku dh…baarashold baarad.baarashuudDallad weyn, maro ka samaysan oo diyaaradaha looga soo boodo…baarax1. Meel bannaan oo nabad lagu deggan yahay. 2. Ka baxsan, ba…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms